
Introductory Session for Young people
EDASPIRE invites all young people aged 12-20 to join an exciting online introductory session for our Youth Empowerment and Development Program on 14th September 2024,
EDASPIRE was founded to uplift individuals from all walks of life and those from minority communities seeking transformative change. Dedicated to becoming a champion for CHANGE, empowerment, acquiring useful languages (English & Somali) and lifelong learning, it aims to facilitate quantum leaps in personal and professional development.
Ku Soo Dhawoow Waxbarasho tayeysan oo kuu horseedaysa HORUMAR dhinac kasta oo NOLOSHAADA taabanaysa wax ku oolna ah.
EDASPIRE waxay kuu haysaa KOORSOOYIN heer caalami ah oo Ingiriisi, Af-Somali, Xisaab, Horumarinta Nolosha Shakhsiga, Qoyska, & Bulshada iyo tababarka Nolosha oo aad ka bixinaysid qiime aad awoodi kartid oo ku qanciya.
“A lack of knowledge creates FEAR, but seeking knowledge creates COURAGE”.“Jahligu waxa u dhaliyaa BAQDIN, balse AQOONTU waxay keentaa DHIIRANAAN(GEESINIMO).for Men - Ragga
for Women - Dumarka
for Youth - Dhalinyarada
for Adults - Dadka waaweyn
for Adults - Dadka waaweyn
for Youth & Adults - QOF KASTA
“Hadafyada ama himilooyinka ku cariyaa waxay kuu horseedaan horumar, wax soo saar, iyo saameyn waarta. Himilooyinkaas la’aantood, waxaad garan weydaa ama arki weydaa fursadda aad ku abuurto isbeddel iyo dhaxal gal wax ku ool ah. Goor kasta isku day in aadan isku ilaawin waxa, meesha iyo dadka aad la qabsatay oo ku dadaal sidii aad u hagaajin lahayd mustaqbalkaaga, IF & AAKHIRABA.”
EDASPIRE invites all young people aged 12-20 to join an exciting online introductory session for our Youth Empowerment and Development Program on 14th September 2024,
Barnaamijka Horumarinta Nolosha Shakhsiga & Qoyska “Changing Lives, Transforming Communities” Assalaamu Alaykum Wa Rahmatulaahi Wa Barakaatuhu WalaalayaalEDASPIRE invites everyone who wants to attend AN INTRODUCTORY
Are you ready to embark on your English learning journey? EDASPIRE is thrilled to announce that we are now enrolling new English classes for September