FAQs

Here are the answers to our frequently asked questions

Horumarinta Nolosha Shaksiga iyo Qoysku waa barnaamij loogu talo galay qof kasta
oo doonay inuu horumariyo nolashiisa dhinac kastaba, ha noqoto dhismaha nafta, isku
filaysiinta wakhtiga, kobcinta kalsoonida, maaraynta cadhada(xanaaqa), iyo sida ugu
wanaagsan ee aad u ilaalin kartid naftaada iyo qofkasta oo kaa agdhow sida,
qoyska(Lamaanaha), carruurta, waalidka, asxaabta iyo cidii kale ee aad mas’uulka ka
tahay. Barmaajiku waxa uu ka kooban yahay 10 Koorsooyin.
Kuwaas oo aad ku baranaysid:
(a)sida himilo loo abuuro oo loo hirgeliyo ama loogu guulaysto.
(b) Maraynta wakhtiga iyo ka faa’iidaysigiisa.
(c)Sidee wax loo barta.
(d) Maarayta cadhada iyo diiqada iyo waxyaalo badan oo TAYADA noloshaada
kor u qaadaysa.

Haa way jiraan dad badan oo soo qaatay oo aan anigu ka mid ahay. Kana
faa’iidayastay koorsooyinka Barnaamijka Horumarunta Nolosha Shakhsiga,
Qoyska iyo Bulshada.

Haa BARNAAMIJKAN qof kasta oo qaata noloshiisa wax weyn buu ka bedelaa
wuxuuna ku gaadha guulo wax ku ool ah.

Qof kasta oo qaata Barnaamijka Horumarunta Nolosha Shakhsiga, Qoyska iyo
Bulshada wuxuu yidhaha waxaan ka bartay iyo qarshka aan bixiyey ismalahayn
waxaan ka bartay ayaa kun jeer ka qiimo badan.

Wuxuu socodaa 10 ISBUUC/TODDOBAAD. Balse wax lagu siiyey FURSAD
aad markasta oo Barmaajiku baxayo aad kala so qayb gashid adiga oo aan mar
labaad lacag ka bixin.

Scroll to Top